Home About Assessments Login Sign up

Tijaabinta Kartida Xirfadeed ee Ku Saleysan Shaqo

Xirfadyaal waxay ka caawisaa qofka inuu ogaado xirfadaha xisaabaadka iyo maaliyadda ee suuqa shaqada looga baahan yahay, iyo heerka uu ka joogo. Waxay bixisaa qiimeyn iyo imtixaano habaysan oo lagu cabbiro aqoonta, kartida, iyo diyaar-garowga shaqo si cad, caddaalad ah, oo dijitaal ah.

Ku Saabsan Xirfadyaal

Xirfadyaal waa madal lagu qiimeeyo xirfadaha shaqsiyaadka iyadoo la adeegsanayo imtixaano dijitaal ah oo habaysan. Ujeeddadeedu waa in qofku ogaado xirfadaha xisaabaadka iyo maaliyadda ee looga baahan yahay suuqa shaqada, iyo heerka aqoontiisa iyo kartidiisu ay ka taagan yihiin.

Imtixaanada Kartida

Qaado imtixaano xirfadeed si aad u ogaato xirfadaha suuqa shaqada looga baahan yahay, una cabbirto aqoontaada, kartidaada, iyo heerkaaga shaqo.

Sida Ay U Shaqeyso

1

Dooro Imtixaan

Dooro imtixaanka ku habboon xirfadda ama shaqada aad rabto.

2

Isdiiwaangeli

Diiwaangeli si aad u hesho gelitaanka imtixaanka.

3

Ogaaw Heerkaaga

Qaado imtixaanka si aad u ogaato heerka xirfadahaaga iyo sida aad ugu diyaar tahay suuqa shaqada.

Bilow Qiimeyntaada Xirfadeed

Qaado imtixaan si aad u ogaato xirfadaha xisaabaadka ee suuqa shaqada looga baahan yahay iyo heerka aad ka joogto.

View Exams